
Ciyaaraha iyo Muusikada
Dhaanto, buraanbur, saylici iyo jaandheer — waxaan diiwaangelinnaa oo aan ku tababarnaa dhallinyarada.
Dhaqanka
Dhaqanku waa xusuusta bulshada. Xarunta Hanshow waxay diiwaangelisaa, baraysaa oo bulshada dib ugu celisaa hidaha Soomaaliyeed.

Dhaanto, buraanbur, saylici iyo jaandheer — waxaan diiwaangelinnaa oo aan ku tababarnaa dhallinyarada.

Aqoonta aqal-dhiska iyo alaabta gacanta ee reer-guuraaga waxaan ka dhignaa casharro iyo warbixinno.

Weelasha qoryaha, alaabta xoolo-dhaqashada iyo qalabka muusikada waxaan ku diiwaangelinnaa markhaati afeed.